Mareykanka wuxuu caawa ka fuliyay magaalada Sanca ee caasimadda Yemen, weerar ay diyaarinayeen muddo toddobaad ah, kaasoo la sheegay inuu bilow u yahay weerarro taxane...
Mark Joseph Carney ayaa loo dhaariyay maanta xilka RW Canada isagoo bedelaya ra’isul Wasaarihii hore Justin Trudeau oo xilka iska casilay. Mark Carney waa 60...
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay togga Jeceel ee buuraha Calmiskaad ayaa Daacish ka saaray dhawr talis, oo ay ku keydsan yihiin...
Warbixin ay daabacday wakaaladda wararka ee AP ayaa sheegaysa in Mareykanka iyo Israa’iil ay la xiriireen dowladaha Sudan, Soomaaliya, iyo maamulka Somaliland si ay u...