Madaxweynaha Suuriya Axmed Sharac ayaa xaqiijiyay guul siyaasadeed oo hoos u dhigaysa hubaanti la’aanta mustaqbalka Suuriya, kaddib heshiis rasmi uu waxyar ka hor uu la...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan la shaacin ku aaday maanta dalka isu tagga Imaaraadka Carabta. Villa Somalia kama hadlin safarka Madaxweynaha iyo...
Guddoomiyihii hore ee Bankiga Dhexe ee Canada, Mark Carney, ayaa shalay loo doortay hoggaamiyaha xisbiga talada haya ee Liberal-ka Canada, taas oo waddada u xaareysa...
 Safaaradda Britain ee Muqdisho ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Soomaaliya siinayso in ka badan $40 milyan oo gargaar bani’aadannimo iyo caafimaad ah, si wax...
Madaxweyne Cirro ayaa maanta kula kulmay Gurigiisa Madaxweynayaashii hore ee Somaliland Muuse Biixi iyo Daahir Rayaale. Madaxweynaha ayaa labada Madaxweyne ee hore uga horrayn uga...