NEWS Ceel-baraf oo laga saaray Al-Shabaab & Wararkii u dambeeyeyCaydiid AliMarch 4, 2025 by Caydiid AliMarch 4, 20250 Ciidanka Macawisleyda degmada Ceel baraf oo garab ka helaya Ciidanka Xoogga dalka ayaa si buuxda ula wareegay Ceel-Baraf oo maalmihii ugu dambeeyay uu ka socday... Read more
NEWS Fanaan Soomaali ah oo toorey lagu dilay dalka JarmalkaCaydiid AliMarch 4, 2025March 4, 2025 by Caydiid AliMarch 4, 2025March 4, 20250 Nin Soomaali ah ayaa nafta dhaafiyey isla markaana Mindi ku dilay nin kale oo Soomaali ah kaasoo da’diisa lagu sheegay 28 jir. Goobta Falku ka... Read more
NEWS China oo qaaday talaabo ay kaga aar-gudaneyso MareykankaCaydiid AliMarch 4, 2025 by Caydiid AliMarch 4, 20250 Shiinaha ayaa isaga oo ka jawaabaya canshuurta 10% ee dheeraadka ah ee Mareykanka saaray badeecadaha Shiinaha, wuxuu dhankiisa canshuur dheeraad ah saaray badeecadaha laga soo... Read more
NEWS Birhanu Jula: ” Wax yar ayaa nooga haray inaan gaarno Badda”Caydiid AliMarch 3, 2025 by Caydiid AliMarch 3, 20250 Taliyaha Guud ee Ciidanka Itoobiya General Birhanu Jula, ayaa sheegay in wakhti yar ay ka harsan tahay, in dalkiisu ku soo biiro dalalka Badda Cas... Read more
NEWS Ciidanka Puntland oo nolol ku qabtay ajaaniib ka tirsan DaacishCaydiid AliMarch 3, 2025 by Caydiid AliMarch 3, 20250 Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen saddex ajaanib ah oo duruuf weyn ka muuqato, kuwaasoo lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin Daacish.... Read more
NEWS Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Ciro & Manuel Marques?Caydiid AliMarch 3, 2025 by Caydiid AliMarch 3, 20250 Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada kulan muhiim ah kula yeeshay madax sare oo ka socotay Hay’adda IOM Mr. Manuel... Read more
NEWS Xamse oo xilal u Magacaabay masuuliyiin cusub (Magacyada)Caydiid AliMarch 3, 2025 by Caydiid AliMarch 3, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo magacaabay Agaasimeyaal Guud iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga. HOOS KA AKHRISO MAGACYADA... Read more
NEWS Wararkii u dambeeyey dagaalkii ka dhacay Ceel Cali AxmedCaydiid AliMarch 3, 2025 by Caydiid AliMarch 3, 20250 Kooxda Al shabaab ayaa Saaka Dagaal aad u culus oo aan waxba la isku reeban ku soo qaaday deegaanka Ceel Cali Axmed ee gobolka Sh/dhexe... Read more
NEWS USAID oo lagu eedeeyay inay lacag siin jirtay Al Shabaab.Caydiid AliMarch 3, 2025March 3, 2025 by Caydiid AliMarch 3, 2025March 3, 20250 Hay’adda Gargaarka Mareykanka ee USAID ayaa lagu eedeeyay in ay taageero siin jirtay kooxaha Al-shabaab & Daacish ee Soomaaliya iyo ururo kale oo ka dagaallama... Read more
NEWS Firdhiye oo dhagax dhigay Mashruuc ay DF maalgelineysoCaydiid AliMarch 3, 2025 by Caydiid AliMarch 3, 20250 Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa xabsi cusub ka dhagax dhigay dhanka Koonfur bari magaalada Laascaanood ee gobolka Sool Maadaama uu Xabsigii hore... Read more