Degaanka Daaru-Nimca ee gobolka Sh/dhexe oo ay gacanya ku hayaan xoogaga Al shabaab ayaa waxaa ka dhacday caawa duqayn culus oo ay fuliyeen dayuurado dagaal....
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa daah-furay warshadda Sky Win Aeronautics ee soo saarta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee rayidka iyo ciidamada oo markii ugu horeysay...
Ku dhawaad 100 qof ayaa u dhintay daacuun caloole laba toddobaad gudahood, tan iyo markii uu cudurkan biyaha ka dhasha uu ka dillaacay gobolka Niilka...