Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ,Marco Rubio ayaa ka soo muuqday waraysi uu siiyay telefishinka Fox News , isagoo madaxa ay uga taal calaamada isku-talaab ee...
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa muddo bil ah dib u dhigay canshuur kordhin gaareysa 25% oo uu dul dhigay baabuurta ay Mexico iyo Canada u...
Dowlada Somalia ayaa sheegtay ineysan xanibaad la saaray duulimaadyadiii maalin walba tegi jiray degmada Baardheere ee gobolka Gedo Qoraal kooban oo ka soo baxay  Hay’adda...
Mareykanka ayaa billaabay wadahadal toos ah oo ay ka maqantahay Israa’iil oo uu la yeelanayo Xamaas , tallaabadan oo waji-gabax ku ah Israa’iil ayaa Mareykanka...
Sida uu daabacay Wall africa journal WAJ diyaaradaha dagaalka ee dowladda Itoobiya ayaa duqaymo lagu beegsaday Al shabaab ka fuliyay gobolka Shabeelada Dhexe Warka ayaa...
Shirkadda dayaaradaha ee Turkish Airlines ayaa hakisay duullimaadyadeeedi caalamiga ee ay ku imaanaysay magaalada muqdisho muddo maalmo ah. Ma cadda sababta ay shirkaddu u joojisay...