Nin hubaysan ayaa toogasho ku laayay dad u shaqaynayay jaamacad ku taalla magaalada Eskisehir ee dhacda waqooyiga galbeed ee dalka Turkiga. Warbaahinta Turkiga ayaa sheegtay...
Wafdi ka socda beesha caalamka ayaa goor dhow ka soo degay garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho kuwaasoo u yimid inay xal u raadiyaan khilaafka hareeyey...
Maxkamada Magaalada Jaidpur ee dalka India ayaa saaka jilaaga aflaamta Bolywoodka ee Salman Khan ku riday xukun 5-sano oo xarig ah. Sidoo kale Salman Khan...
Golaha ammaanka ee QM oo kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada New York ayaa waxay ku falanqeeyeen xaaladihii ugu dambeeyey ee Somalia. Xubnaha golaha ayaa kulankooda...