Qaraxa miino ayaa caawa ka dhacay Degamda Heliwaa ee Gobolka Banaadir kaasoo daryankiisa laga maqlay meelo badan Qaraxa ayaa la dhigay Goob ay Ciidamada Dowladda...
Xildhibaan ka tirsan baarlamanka Israa’iil oo la yiraahdo Nama Lazimi ayaa sheegtay in wiilka Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu la masaafuriyay kaddib markii uu feeray aabbihiis....
Maxkamadda Sare ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Yuusuf Jeylaani Seef, kaddib markii lagu helay dambiga dil bareer ah...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Türkiye Hakan Fidan, oo la hadlayey Bloomberg, ayaa sheegay in dalkiisu ku guulaystay dhamaynta xiisadii u dhexaysay Soomaaliya iyo Itoobiya. Fidan...
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu wuxuu wax yar ka hor sheegay in Israa’iil ay diyaar u tahay in ay dib u bilowdo dagaalka marinka Qasa,...
WAR-MURTIYEED WADAJIR AH OO KU SAABSAN KULANKA TALIYAASHA CIIDANKA QARANKA EE SOOMAALIYA IYO ITOOBIYA EE KA DHACAY MUQDISHO. Kadib wada-hadal laba geesood ah oo dhex...