Cali Guudllaawe oo kulan xasaasi ah la qaatay Taliye Odowaa (Sawirro)
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raagge. Taliyaha ayaa warbixin...