Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne ku soo saaray in la joojiyey Ajaaniibta Sharci la’aanta ku soo gelaysa deegaannada Puntland, waxaana la faray...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa sheegtay inay ku raad-joogto Sarkaal Al Shabaab u qaabilsanaa waxaa loogu yeeray baada Shacabka Gobolka Banaadir,...
Wasaaradda arrimaha dibadda Sudan, ayaa si adag uga hadashay go’aanka ay Kenya ku qaabishay hoggaanka kooxda RSF iyo xulafadooda siyaasadeed ee ka soo horjeeda milateriga...
Duqeymo aad u culus ayaa caawa lagu garaacay Buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari oo todobaadyadii la soo dhaafay ay ka socdeen dagaalo u dhexeeya ciidamada...
Puntland ayaa ku amartay shirkadaha Isgaadhsiinta inay xiraan dhammaan lambaradooda ku diiwaanshana magacyada ajaaniibta ee lagu tuugsado. Qaar ka mid ah dadkaas ayaa looga shakisan...