Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Ciro & George Conway?
Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan muhiim ah kula yeeshay madaxa Hay’adaha Qarammada Midoobay, ahna masuulka ugu sarreeya Arrimaha...