Madaxweynayaashii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed iyo Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Jen. Sheegow Axmed Cali oo galabta ku xijaabtay magaalada Muqdisho isbitaal ku...
Midowga Afrika ayaa xaruntooda ku taalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ka cayriyey Safiirka Israa’iil u fadhiya Itoobiya, Abraham Nfus. Talaabadan ayaa timid ka...
Waxaa goor dhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho Gen. Sheegow Axmed Cali oo ahaa Maxbuus u xiran dowlada Somalia kasoo ku jiray xabsiga dhexe ee Xamar....
Madaxda dowladda dhexe iney tagto degmooyinka hoos taga maamul goboleedyada uu khilaafku kala dhexeeyo dowladda dhexe waa tilaabo u baahan qaadideeda in laga gaabsado, waxaana...
Ibtihal Abu Saad oo u dhalatay dalka Marooko oo u shaqeeysa shirkadda Microsoft ayaa qabsatay Internet-ka, kaddib markii ay ka dhex istaagtay munaasabadda sannad-guurradii 50-aad...
Al-Qassam, garabka milatari ee Xamaas, ayaa sheegtay in ay weerar gantaallo ah ku qaadday Magaalada Ashdod ee ka tirsan Dhulka ay Israel heysato si ay...
Xarakada Xamaas ayaa si rasmi ah u beenisay warbixintii uu soo bandhigay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Yisrael Katz, taasoo lagu sheegay in ay jiraan muuqaallo iyo...