Saacadihii la soo dhaafay, waxaa soo kordhay warar sheegay isbeddel lagu sameynayo hoggaanka hay’adaha amniga Soomaaliya, iyadoo khilaaf xooggan uu ka dhex taagan yahay hay’adahaasi....
Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u diiday in ay dhaqaale ku bixiso Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), taasoo beddeshay hawlgalkii...
Muuqaal dhawaan ku faafay baraha bulshada ayaa muujinaya in Iiraan ay u wareejisay tiro badan oo ah nidaamyada gantaalka dhulka laga rido ee “Khordaad-15” meelo...