Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa saakay waaberigii ka degay magaalada Budapest ee dalka Hungary. Waa booqashadiisii ugu horreysay ee uu ku tago dal ka...
Dowladda Itoobiya ayaa go’aan culus ka qaadatay safarada dibadda ee mas’uuliyiinta dowlad-goboleedyada iyo saraakiisha dowladda, iyagoo ku soo rogay xayiraad adag. Hadda wixii ka dambeeya,...
Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa fuliyey in ka badan 15 duqeyn oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Hama, taasoo socotay xalay qiyaastii saacad iyo bar....
Waxaa sii kordhaya loolanka dhinaca awooda ah ee u dhexeeya masuuliyiinta sare ee Wasaarada arrimaha dibeda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumada Somalia. Wasiirka Arrimaha...
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa wajahaya cadaadis siyaasadeed, iyadoo maamulka Trump uu doonayo in uu meesha ka saaro howlgalka ama lagu daro European...