Hoggaamiyeyaasha Midowga Yurub oo Isniinta maanta ah ku kulansan Brussels ayaa uga digay Mareykanka in aysan jirin cid ka faa’iidaysa dagaal ganacsi, iyagoo ku celceliyay...
Madaxweynaha kumeelgaarka ah ee Suuriya, Axmed Al-Sharac ayaa Axadda maanta ah socdaalkiisii ugu horreeyay ee dibadda ku tagay Sacuudi Carabiya, tallaabo u muuqata in Dimishiq...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey wafdi ka socda Dowladda Turkiga...