Jabhaddii hubka dhigtay ee FARC ayaa dalka Colombia ka dhisaysa hotel weyn oo ay ka hirgalinayaan qaab nololeedkii jabhadnimada ee ay iyaga soo mareen. Hotelka...
Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu soo gabagabeeyay shirkii lagu dhameystirayay heshiiska u dhaxeeyay Galmudug iyo Ahlu suna. Shirweynaha ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed...
Qarax ayaa caawa fiidnimadii ka dhacay degmada Xamar jajab ee Magaalada Muqdisho kaasoo lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dowlada. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan...
Sarkaal horey uga tirsanaan jirey hay’adda sirdoonka Maraykanka ee CIA-da ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii sida la sheegay lagu heley in uu si gaar...
UK ayaa noqotay dalkii sadexaad qaarada Yurub ee ku dhawaaqay inuu ka dilaacay cudurka Jadeecada, waxaana laga xaqiijiyay illaa shan meelood, tirakoobkana waxa uu gaaraya...