Madaxweyne Farmaajo & wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Damaam (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa ka degay Magaalada Dammaam ee dalka Sucuudiga, halkaasoo uu ka furmi doono Shirka 29aad ee...