Xerada tababarka Imaaraadka Jen. Gordan ee ku tiilay degmada Hodan magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka dhacay boob lagula kacay agabkii yiilay ee loo adeegsanayey...
C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta ka horjeeda dowlada Somalia ayaa dhowr ka bilood ka dib maanta safar ugu ambabaxay dalka Kenya. Siyaasiga...