Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay heshiis ay la gashay Shirkadda SKA (Akhriso)
Dowlada federaalka Somalia ayaa ka baxday heshiis ay dhowaan la gashay shirkadda SKA ee dalka Imaaraadka Carabta. Qoraal ka soo baxay caawa Wasaarada warfaafinta Somalia...