Wasiirka amniga gudaha oo ka hadlay Qaraxyadii caawa hareeyey Muqdisho
Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa sheegay in dhawaqyadii qaraxyada ee caawa laga maqlayey Magaalada Muqdisho ay ahaayeen kuwa dheemish oo...