Muxuu Laftagareen kala hadlay Kristina Svensson & Peter Ellis?
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Nairobi kulan kula qaatay masuuliyiin ka tirsan bakiga adduunka Madaxa ugu sareeya Bangiga Aduunka...