Tartankii Quruxda aduunka ee 2024 oo lagu qabtay dalka Mexico ayaa waxaa ku guuleysatay Victoria Theilvig oo ka socota dalka Denmark. Victoria ayaa ku kasbatay...
Waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday tirinta codadka doorashada madaxtinimada iyo tan xisbiyada ee Somaliland, iyada oo wararka hordhaca ah ee aan ka soo...
Waxaa sii kordheysa tirada da’yarta ee barta muuqaallada lagu wadaago ee TikTok u adeegsanaya dhaleecaynta nidaamka hogaamiyaha Uganda ee xukunka hayay sideed iyo soddon sannadood....
Sarkaalkii ugu darajada sarreeyay ciidanka Israel gaar ahaan guutada Golani ee ka haray taliyayaasha iyo saraakiisha sare ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay koonfurta Lubnaan....