Odayaasha beelaha Muqdisho oo dalab hordhigay Guddoomiyaha gobolka Banaadir (Daawo Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan la qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ayaa...