Madaxweynaha dalka Peru Pedro Pablo Kuczynski ayaa isu casilay fadeexad la xiriirta inuu codadkii doorashada iibsaday. Pedro Pablo Kuczynski ayaa diiday inuu wax khalad ah...
Ciidamada amniga Maamulka Puntland ee Magaalada Garowe ayaa Howlgallo ay ka sameeyeen Xaafadaha Magaalada waxay ku soo qabqabteen dhalinyaro xilliyada habeenkii geysata falal la xiriira...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somalia Amb. Ahmed Issa Awad ayaa ka qeybgalay shir madaxeedka tobnaad ee gaarka ah ee Madaxda iyo Hoggaamiyeyaasha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Amb. Ahmed Issa Awad oo shalay ka qeybgalay Shir madaxeedka tobanaad ee gaarka ah ee Madaxda iyo Hoggaamiyeyaasha Afrika...
Aasaasaaha shirkadda Facebook Mark Zuckerberg ayaa qirtay in bartiisa ay bulshadu ku xiriirto ay khalad samaysay taasina ay horseeday in shirkad samaysa la talin dhanka...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Kumandoska ayaa caawa howlgal qorsheysan ka wada degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose...