Tiradda Haweenka Kenyan ka ah ee ku biiraya Al-shabaab iyo kuwa ciidamada amaanku ay xireen iyagoo damacsan inay ku biiraan kooxdaas ayaa sii kordhaya sida...
Soomaaliya waxaa ay soo martey taariikh Dastuur sameyn laga soo bilaabo xiligii xoriyadda. Waxaa jira ilaa afar Dastuur iyo laba Axdi oo la sameeyey tan...
Maxkamadda ugu sareysa dalka Masar ayaa meesha ka saartay dhammaan caqabadihii dhanka sharciga ee ka lidiga ku ahaa heshiis boqortooyada Sacuudiga loogu wareejiyay laba jasiiradood...
Waxaa saaka dib u loo furay wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho qaarkood oo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay laga xiray gaadiidka dadweynaha. Ciidamada...
Baraf aad u fara badan iyo qabow daran ayaa saameeyey magaalooyin badan oo ku yaalla qaarada Yurub. Nolosha caadiga ah ee magaalooyinka ayaa adkaatay sababo...
Xaalada degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa haatan degan ka dib markii ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay ka saareen xoogag taabacsan Al-shabaab oo maanta...