Nin la sheegay inuu ka mid ahaa darawaliinta ku xamaasha Mootooyinka bajaajka ayaa caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho caasimada Somalia. Dilkan oo ka dhacay wadada...
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka ayaa maamuus u sameeyay daljirayaasha dahsoon ama dadka u soo halgamay aasaaska dalkaasi....