Haweeney Soomaali ah oo loo Magacaabay la taliyaha Xoghayaha Guud ee Q/Midoobey
Xoghayaha Guud ee Q/Midoobey António Guturres ayaa haweeney Soomaali ah oo heysata dhalashada dalka Canada u magacabay la-taliyeyaashiisa howlgallada nabad ilaalinta Caalamka. Ilwaad Elman Cali...