Maxaa ka jira in 16 Xildhibaan ay ka laabteen Mooshinkii laga keenay Guddoomiye Jawaari?
Waxaa soo baxaya shaki xoogan oo laga muujinayo iney jiraan xildhibaano ka laabtay Mooshinkii ka dhanka ahaa guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Max’ed Cismaan Jawaari. Guddiga joogtada...