Halkee buu marayaa dhaqdhaqaaqa dowladu kaga hortegeyso Shirkadda DP World?
Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mukhtaar Mahad Daa’uud ayaa sheegay inuu meel wanaagsan marayo dhaqdhaqaaqa ay dowladdu ku difaacayso damaca...