Madaxweynaha Somalia oo Muqdisho kula kulmay Senator Jeff Merkely (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kula kulmay garoonka dayuuradaha Aadan cadde Senator Jeff Merkely oo ka tirsan Aqalka Odayaasha ee dalka Maraykanka....