Dayuurad ay la socdaan dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyo ku yaalla dalka Mareykanka ayaa saacadaha soo socda ee maanta lagu wadaa iney soo caga...
Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Col. Maxamed Aaden Koofi, oo safar shaqo ku jooga Dalka Kenya ayaa kulan la qaatey madaxda cusub...
Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa ganaax lacageed ku xukuntay masuuliyiin iyo saraakiil sarsare oo ka tirsan dawladda Kenya. Garsoore ka tirsan maxkamada ayaa sheegay in...
Dagaal ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ka dib markii Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaaka Soomaaliya ay galabta qorax dhacii rasaas kulul...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Maamulka Somaliland ayaa sheegay in dacwadda Soomaaliya ay geysay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay aysan ahayn mid joojinaysa heshiisyada ay Somaliland...
Kulan ay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ku lahaayeen guddoonka labada aqal ee Baarlamanka Somalia ayaa goor dhow saqdii dhexe ee caawa la soo...