Halka laga keenay ciidankii Milateriga ee shalay galay Xarunta golaha shacabka oo la ogaaday
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya taliska ciidamada Xoogga dalka uu la noqday ciidamadii milateriga ee ilaalada u ahaa guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan...