Sidee RW Khayre & wafdigiisa loogu soo dhoweeyey dalka Imaaraadka Carabta? (Daawo Sawirro)
Wafdigii uu horkacayey Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa fiidkii gaaray Magaalada Abu Dhabi ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta Kheyre iyo wafdigiisa...