Hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ayaa la xaqiijiyay inay howlgal baaritaan ah ka bilowday gudaha dalka Imaaraadka Carabta, kaddib markii lagu waayay mid ka mid...
Ciidanka militariga Sudan ayaa maanta ku dhawaaqay inay la wareegeen magaalada Singa ee caasimadda gobolka Sinnar ee bartamaha Suudaan halkaasoo laga saaray kooxda RSF sida...
Madaxtooyadda Puntland ayaa caawa soo saartay Wareegto lagu mamnuucay in degaanada hoostaga maamulkaas laga isticmaalo barta 1xbet oo ah mareeg dhalinyaradu ay u isticmaalaan Khamaarka...
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka , Donald Trump ayaa la sheegay inuu u haystay dhammaan maxaabiista ay haysay Xamaas ee Israa’iiliyiinta oo ay ku jiraan...
Wasiirka Arrimaha Dibedda, Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa si rasmi ah u saxiixay heshiiska ay Soomaaliya ku biireyso Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah Dambiyada...
Wasaarada amniga gudaha ee Dowlad goboleedka Jubaland ayaa digniino kala duwan u diray heyadaha QM ee ka howlgala Somalia, taliska ciidamada ATMIS iyo dowlada Somalia...
Mareykanka ayaa ka falceliyay amarka ka soo baxay, Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ee lagu soo xirayo, raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, kaas oo...
Waxaa la bilaabay hubka dhigis lagu sameynayo ciiddankii Tigray oo gaaraya 320 Kun oo askari. Talaabadan ayaa qeyb ka ah heshiiskii lagu joojiyey dagaalkii ciidamada...