Ciidamada Soomaalida ah ee ay tababartay dowlada Emirateka ee degan Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa galabta qorrax dhicii toogtay Hanad Maxamed Xasan oo ka...
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeed ee Wasaaradda Amniga iyo...
Howlgal ballaaran oo lagu xaqiiinayo amaanka ayaa la sheegay inuu caawa ka bilaabanayo magaalada Muqdisho. Arintan ayaa lagu go’aamiyey ka dib kulan maanta lagu qabtay...
Midowga Afrika ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii 23-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka dambeeyeen xoogag ka tirsanaa Ururka Al-shabaab. Wakiilka Midowga...
Taliska AMISOM ayaa war ka soo saaray dilkii habeen hore ciidankoodu ugu geysteen Magaalada Muqdisho Askari ka tirsanaa ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya oo ku sugnaa...
Atarashadii ku caan baxday aflaamta Bollywoodka ee Sridevi ayaa wax yar ka hor caawa saqdii dhexe si lama filaan ah ugu geeriyootay dalka Imaaraadka carabta...
Wakiilka Midowga Africa u qaabilsan Somalia Francisco Madeira ayaa sheegay in aan la joogin waqtigii ciidamada Midowga Africa laga saari lahaa Somalia. Madeira codsaday in...