Xukuumada Washington ayaa shaacisay caawa iney liiska argagixisada ku dartay hoggamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda gobolka Bari ee dalka...
Raisul Wasaaraha dalka Sweden Stefan Löfven ayaa shil ku galay Wadada E4 ee magaalada Stockholm isagoo ku sii socday Magaalada Upsalla. Gaariga Raisul Wasaaraha ayaa...
Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Danjire Olgan Bekar ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Waxaa Safiirka halkaas ku soo dhoweeyay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug...
Ugu yaraan 13 ka tirsanaa dagaalyahanadii Al-Shabaab ee lagu qabtey degaanada Suuj, Garmaal iyo Garacad ee xeebaha Puntland ayaa la sheegay iney ka baxsadeen xabsi...
Booliska Magaalada dubai ee dalka Imaaraadka carabta ayaa soo saaray warbixin hordhac ah oo ku saabsan geeridii lama filaanka aheyd ee habeen kore ku timid...