Nin baraha bulshada ku qoray ereyo ka dhan ah Madaxweynaha Somaliland oo xabsi lagu xukumay
Maxkamad ku taalla Magaalada Hargeysa ayaa xukun ku riday maanta Qoraa Maxamed Keyse Maxamuud oo lagu eedeeyay aflagaaddo liddi ku ah madaxda Maamulka Somaliland. Maxamed...