Maxaa ka soo baxay kulankii ay maanta isugu yimaadeen golaha Wasiirada Somalia? (Daawo Sawiro)
Shirkii Caadiga ahaa ee Gollaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadlay Hubinta Tirakoobka Shaqaalaha...