Indhacadde: “Imaaraadku wuxuu rabaa inuu dowladeena Somalia ula dhaqmo siduu doono”
Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowlada Somalia ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Imaaraadka...