(Daawo Sawirro) Qorshe loogu gurmanayo shacabka Beled-weyne oo looga dhawaaqay Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo guddoomiyey shir deg-deg ah oo looga hadlayay dhibaatada ka dhalatay daadadka maansheeyay...