Netanyahu oo shaaciyey sir ku saabsan Nuclearka Iran & jawaab culus oo laga bixiyey
Rai’sul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku eedeeyay Iiraan inay ka been sheegayso barnaamijkeeda Niyukleerka. Netanyahu ayaa sheegay iney cadeyn u hayaan in Iiraan ay...