Dawladda Somalia oo shaacisay dhaqaale dheeri ah oo ay ku bixineyso gurmadka fatahaadaha (Daawo Sawirro)
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna gudoomiyaha guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta shir gudoomiyay kulan ay yeesheen...