Madaxweyne Farmaajo oo galabta booqday Mid ka mid ah degmooyinka Muqdisho (Daawo Sawiradda)
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta booqday Degmada Waaberi halkaasoo ay ka socotoy dardargelinta hawlaha dariseynta Gobolka Banaadir. Farmaajo ayaa halkaasi ku daah-furay...