Qaraxyo ayaa goor dhoweyd oo fiidnimadii ah laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo ay xigtay rasaas dad badan cabsi iyo walaac ku abuurtay. Sida ay sheegayaan...
Xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji oo ka tirsan golaha shacabka Somalia ayaa la dhigay Isbitaal ku yaalla Magaaladda Nairobi, ka dib, markii ay jir dileen ciidamo...
Dagaalkii subaxnimadii hore ee maanta ka bilowdey degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa qaboobey caawa gabal dhicii ka dib markii roob xooggan uu ka da’ay...
Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday inay hakisay wadahadallo heer sare ah oo qorshuhu uu ahaa in la qabto maalinta Arbacada ah. Talaabadan ayaa la sheegay...
Duuliye Asli Xasan Cabaade (Calansida) oo ah haweeneydii ugu horeysay taariikhda Somalia ee duulisa dayuurad, kana mid aheyd ciidankii Cirka Soomaaliyed ayaa hambalyo u dirtay...
Guddoomiyaha degaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho C/raxmaan Axmed Cali ayaa sheegay in ciidanka ammaanka degaanka ay gacanta ku dhigeen rag burcad ah oo degaanka...