Maxaa ka jira in dowlada Sacuudigu ay sameysaneyso hub halista ah ee Nukliyerka?
Sacuudiga ayaa ku goodisay inay samaysan doonto hub nukliyeer ah haddii Iiraan oo ay gobolka isku hayaan ay samaysato hubkaas. Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga Maxamed...