Ciidanka NISA iyo koox ka tirsan Al-shabaab oo ku dagaalamay xaafad ka tirsan Muqdisho
Qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Isbitaalka Carafaad ee degmada Yaaqshiid ayaa waxaa ka dhacay galabta dagaal dhexmaray ciidamo...