Dawladda Kenya war ka soo saartay kulan ay maanta joojisay oo la filayey inuu ka dhaco magaalada Nairobi, kaasoo uu ka hadli lahaa siyaasiga C/raxmaan...
Ra’isul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dawladda Qadar u fadhiya Soomaaliya Mr. Hassan Hamza Asad...
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta Muqdisho ku soo bandhigay xubin la sheegay in uu ka tirsanaan jiray Al-Shabaab balse ku biiray Kooxda Daacish. Saraakiisha Boolisku...
RTN-TV oo ka tirsan telefshinada Soomaalida ee xaruntiisa tahay Nairobi ayaa laga saaray Satelite-ka Thaicom oo ah Satelite-ka ugu badan ee ay isticmaalaan Telefishinada Soomaalida....