Madaxweyne Waare oo shir jaraa’id ku dhex qabtay biyaha ku fatahay Belad-weyne (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in qoysas ka badan 25 kun ay ku barakaceen daadadkii ugu danbeeyay ee ka dhuftay magaalada Beledweyne....