Xildhibaanada Mooshinka ka geeyey Guddoomiye Jawaari oo bilaabay olole cusub
Olole cusub ayaa ka bilowday Magaalada Muqdisho kaasoo ay wadaan xildhibaanadii mooshinka ka keenay Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari. Xildhibaanadan Mooshinka geeyey oo ka...