Dowlada Soomaaliya oo casuumad u kala dirtay afar Madaxweyne oo afrikaan ah
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Amb. Ahmed Issa Awad oo shalay ka qeybgalay Shir madaxeedka tobanaad ee gaarka ah ee Madaxda iyo Hoggaamiyeyaasha Afrika...