Dowlada Ruushka iyo Ururka Taliban ayaa siyaabo kala gooni ah u beeniyay hadalladii ka soo yeeray madaxa ciidamada Mareykanka ee Afghanistan ee ku aadanaa in...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay xiisada ka dhalatay darbiga Kenya ka dhiseyso xadka Somalia iyo Kenya ee degmada...
Qarax loo adeegsaday gaari lagu soo raray walxaha qarxa ayaa ka dhacay Magaalada Alexandria ee dalka Masar. Waxaa ku dhintay qaraxan askari ka tirsan ciidammada...
Maxkamad ku taalla dalka Faransiiska ayaa xukuntay hooyo u dhalatay dalkaasi, kadib markii ay biyaha ku hafisay shan caruur ah oo ay dhashay. Haweeneydan ayaa...
Nin hubeysan ayaa dhowr qof ku haysta Super market ku yaalla magaalada Trèbes oo ku taalla koonfurta Faransiiska. Warbaahinta Faransiiska ayaa sheegaysa in ninka uu...
Dowladaha Sacuudiga, Imaaraadka Carabta iyo Britain ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Boqortooyada Saudi Arabiya...
Golaha xuquuqda ee gobolka Tennessee ee dalka Mareykanka ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay Arbacadii in magdhaw la siiyo Lawrence McKinney oo 61 jir ah....
Waxaa sii kordhay tirada dadka ku dhintay qaraxii shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalada Muqdisho ka dib markii Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lala...